Posts

Sonalis

 Somalis Les Somalis (somali : Soomaaliyeed ; arabe : الصوماليون) sont des habitants de la Corne de l'Afrique. Ils vivent principalement en Somalie, mais également en Éthiopie, au Yémen, au Kenya et à Djibouti. Il existe par ailleurs une importante diaspora somalie. Selon Lee Cassanelli1 les éléments caractéristiques des Somalis seraient la communauté linguistique – avec des variations régionales – l’héritage islamique, un mode de vie pastoral et la revendication d’ancêtres communs.

Soomaalida

Image
  Soomaalida Soomaali (Af-Ingiriis: Somali people; waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, gobalka waqooyi bari ee Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah afafka Kushiitiga Faraceeda Afro-Aasiyatik. Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD. Dadka Soomaaliyeed waxa ay wadaagaan hal af, dhaqan iyo diin. Waa hal reer laakiin waxa ay u kala qeybsamaan jufooyin hoose.

Somaliya

Hordhac

 Hordhac Somalida waxay ku kala nool yihiin, qurbaha iyo dhulka Soomaaliya. Soomaalida badankooda waa dad reer guuraah ah, waxaana lagu yaqaanaa, xoolo dhaqasho, sida ariga iyo geela iyo Lo'da. Soomaalida waxay ahaayeen dad ku dagaalama daaqqa xoolaha iyo Biyaha ama si kale hadaan u dhigo waxan aan odhan karna baad iyo biyo. Dadka soomaaliyeed waxaa dibadda uhaajiray ku dhowaadb ilaa iyo 5 Malyan. maadaamaa dalku ku jiray in kabadan 20 sano oo dagaal ah, Dhanka diinta soomaaliya waxaa aad awood ugu leh suufinimada. suufiyada soomaali xoogaa waa ka duwan yihiin suufiyada dalalka qaarkood inkastoo ay aqoonta diintuu ay sii yaraanayso . waayadii hore markii ay soomaaliya nabad ahayd iskuulaad iyo jaamacado badan ayaa ku yaalay dalka soomaaliya. dhaqaalaha dalkana kor ayuu u socday. Soomaalida waxay ganacsi la lahaayeen wadamada carabta iyo aasiya iyo yurub.. dagaaladi Soomaaliya siday u bilaabmeen , waxaa dhacday in ay soomaliduu isku dilaan qabiil dartiis iyo is fahmi la aan.. maanta...

Tixraac

UNFPA Somali Population Survey 2014. Somalia.unfpa.org (06 April 2014). Retrieved 06 October 2016. "Census 2007", first draft, Table 5. Central Statistical Agency of Ethiopia "2009 POPULATION & HOUSING CENSUS RESULTS" (PDF). Ministry of State for Planning, National Development and Vision 2030. Archived from the original on 10 August 2013. Retrieved 17 September 2014. [1] – Ethnologue.com Shire, Saad A.. Transactions with Homeland: Remittance. Bildhaan.: *N.B. Somali migrant population, Middle East including Yemen. "Ontario Municipal Election: Somali Canadian Prospective". Hiiraan Online. 10 November 2006. Retrieved 8 July 2013.; *N.B. 44,995 individuals reported Somali ethnicity in 2011 National Household Survey - c.f. [2] "Ethnologue United Arab Emirates". Ethnologue. Retrieved 2017-07-16. "Population of the United Kingdom by Country of Birth and Nationality - Office for National Statistics". www.ons.gov.uk. Retrieved 2017-07-12. ...

Tfb

   The latest tips and news from the Blogger team A better Blogger experience on the web May 20, 2020 Since 1999, millions of people have expressed themselves on Blogger. From detailed posts about almost every apple variety you could ever imagine to a blog dedicated to the art of blogging itself, the ability to easily share, publish and express oneself on the web is at the core of Blogger’s mission. As the web constantly evolves, we want to ensure anyone using Blogger has an easy and intuitive experience publishing their content to the web.   That’s why we’ve been slowly introducing an improved web experience for Blogger. Give the fresh interface a spin by clicking “Try the New Blogger” in the left-hand navigation pane.         Click the “Try the New Blogger” button to see Blogger’s refreshed look and feel. In addition to a fresh feel, Blogger is now responsive on the web, making it easier to use on mobile devices. By investing in an improved...